 Sunday, 07 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- In kastoo dadka Soomaaliyed dhagahooda ka batay Sarkaal ka tirsan Dowladda ama Ciidamo Itoobiyan ah ayaa lala beegsaday Qarax ayaa haddana maanta markii ugu horeysay waxaa la maqlay Qarax lala beegsaday nin rayid ah oo ku caan... |
|
Sunday, 07 September 2008
Sanca,(insidesomalia.org)- Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Qatar Ahmed Abdullah al-Mahmoud oo booqasho qaadan doonta 4 maalmood ku jooga dalka Yemen ayaa la kulmay Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax.
Qodobada ay ka wada ha... |
|
Sunday, 07 September 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Madaxa Siyaasadda iyo arimaha bulshada ee midowga maxaakiimta Islaamka Soomaaliyeed Sheekh Ibraahim Shugri oo ku sugan degmada Afmadow ee Gobolka Jubada hoose ayaa ka soo horjeestay Maamul shalay la shaaciyey in magaalada Kisma... |
|
 Sunday, 07 September 2008
Baydhabo, (insidesomali.org)- Kooxaha ka horjeeda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa xalay weeraro u badan Madaafiic ku qaaday Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo xaalada Baydhabo ay mar qura kacday.
Goobjoogay... |
|
.jpg) Sunday, 07 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ilaa sideed askari oo Soomaali ah iyo Askari Itoobiyaan ah ayaa maanta ka soo goostay Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Ethiopianka ee fariisinka ku leh Warshadii Hore ee Baastada.
Askartan ayaa is... |
|
Sunday, 07 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Dagaalo geystay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka dhacay Muqdisho, iyadoo weeraradaas lagu qaaaday saldhiga ugu weyn ee Ciidamada ka socda Afrika ee AMISOM iyo saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya.
... |
|
Saturday, 06 September 2008
Malaysiya,(insidesomalia.org)-Waxaa socda qaban qaabo ay wadaan Ciidamada Marines
ka Mareykanka iyo Malaysia, kaasi oo ah mid dagaal oo ay ku doonayaan inay ku soo furtaan Maraakiib lagu heysto Xeebaha Soomaaliya.
S... |
|
 Saturday, 06 September 2008
Muqdisho,(insidesomal;ia.org)- Iyadoo haatan lagu guda Jiro Bisha Barakaysan Ramadaan islamarkaasna ay waajib tahay in Qofkasta oo Muslim ah uu badiyo Alle ka cabsiga iyo Cibaadeysiga si loogu kor yeelo Cadaab aduun iyo Mid Aakhiro, ayaa waxaa loo baahan y... |
|
Saturday, 06 September 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Markii uu gacan Biyoodka Cadmeed noqday meel ay ku xoogan yihiin Burcad Badeeda Soomaaliyeed,ayaa dawladaha leh Ciidamada Baddu ayaa waxaa ay isku diyaarinayaan in ay ilaaliyaan gacankaasi.
Sannadkii... |
|
Saturday, 06 September 2008
Beledxaawo,(insidesomalia.org)- Kulankani ayaa ujeedadiisu waxa ay aheyd sida wararka ay sheegayaan mid lagu soo dhaweynayey xildhibaan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale iyo Ciidamo uu hogaaminayo oo dhawaan Degmada Baladxaawo soo gaaray.
... |
|
Saturday, 06 September 2008
Qaahira,(insidesomalia.org)- Galinka dambe ee maanta ayaa Shirweyne wuxuu uga furmayaah Magaalada Qaahira ee Xarunta Dalka Masar,waxaana kulankaasi isugu imamya xubno ka socda Dawladaha Carabta.
Ajendayaasha shirkaasi oo xalay l... |
|
Saturday, 06 September 2008
Ciidamadii Booliska Maamulkii Degmada Wanlaweyne ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa la kala diray, kadib markii shalay ay halkaasi gaareen Ciidamada Xoogaga Al-shabaab oo ay la wareegen Maamulka Degmadaasi.
Kala dirista Ciidamada... |
|
Saturday, 06 September 2008
Kismaayo,(insidesomalia.org)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay shalay galinkii dambe soo gaartay Magaaladaasi diyaarad weyn oo sidey Xubno ka mid ah Mucaaradka Dawladda Soomaaliya, gaar ahaan qolyaha Fadhigoodu yahay Magaalad... |
|
 Saturday, 06 September 2008
Berdaale,(insidesomalia.org)- Meydadka dad rayid ah oo ay si ula kac ah u laayeen Ciidamada Itoobiya ayaa laga helay meel ilaa 2 km u jirta Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ka dib markii gelinkii dambe ee shalay uu halkaasi ku qabsaday kolonyo ay wateen da... |
|
.jpg) Saturday, 06 September 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Hey'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF, ayaa sheegtay in ku dhawaad saddex milyan oo carruur ah oo ku sugan Geeska Africa ay halis ugu jiraan geeri, cudurro iyo nafaqodarro ka dhashay masiibooyin isbiirsaday... |
|
 Friday, 05 September 2008
Boosaaso,(insidesomalia.org)- Waxaa Bilahan dambe Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug laga bilaabay dhismo loogu talagalay in lagu xanaaneeyo Caruur Agoon ah oo sanooyin farabadan dulsaar ku-ahaa,qeyb kamid ah Iskuulka sare ee (Cumar-Samatar).
... |
|
 Friday, 05 September 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Baraf aan la sugeyn ayaa si lama filaan ah uga da`ay dalka Kenya dhawaan, waxaana goobaha uu harqiyay barafkan ka mid ah tuulada Nyahururu oo 220 kilo mitir dhinaca waqooyiga kaga beegan caasimadda dalkaasi ee Nairobi.
... |
|
 Friday, 05 September 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Markii ugu horaysay Dr.Maxamed Cali Kalaay oo ah wakiilka Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee dhawaan laga hergaliyay gudaha Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ahna xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uu ka warbixiyay... |
|
Friday, 05 September 2008
Boorame,(insidesomalia.org)-Kumanaan dadweyne ah oo iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada reer Awdal ayaa maaanta soo dhaweyn tii ugu weyneed inta la ogyahay u sameeyay Musharada xisbiga Kulmiye u taagan Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland E... |
|
Friday, 05 September 2008
Garoowe, (insidesomalia.org)- Maamulka Puntland ayaa kulamo kala duwan kula leh Degmada Eyl Burcadbadeeda afduubka ku haya maraakiibta ku safraya xeebaha Somalia iyo kuwa ku dhowdhow.
Kulankaan ayaa warar hoose oo ku dhow waxay ... |
|