Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

An error occurred

Oops, an error seems to have occurred. We're sorry for any inconvenience this might have caused. If the error persists, feel free to tell us about it.

User Videos


Rating :
Views :
417
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
407
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
76
Date :
09-08-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 208 guests online | Show All
Markabkii Al-Miisaan oo si nabadgelyo ah ugu soo xirtay Dekedda Muqdisho PDF Print E-mail
News in Somali - Ganacsiga
Saturday, 09 May 2009 10:21
Waxaa saaka si nabadgelyo ah ugu soo xirtay Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho Markabkii Al-Miisaan ee u rarnaa ganacsatada Soomaaliyeed, kaasi oo ay dhawaan af-duubteen Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah.

Markabkan oo wada raashin, qalabka dhismaha iyo baabuur ayaa waxaa dhawaan laga qabsaday nawaaxiga Dekedda Dabiiciga ah ee Ceel Macaan xili uu ku sii jeeday Dekedda Muqdisho, wuxuuna markiisii horeka soo shiraacday Deked ku taalla Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.

Ganacsatada uu u raran yahay Markabkan oo aan la xiriirnay ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Markabka, Badeecada iyo  shaqaalaha saaranba ay bed qabaan, isla markaana uu saacado ka hor ku soo xirtay Dekedda Muqdisho.
Wararka Maanta
Barcad badeed Somaaliyeed Burcadeed baddeed Somaaliyeed ayaa xoog ku qabsaday markab weyn oo kuw...
Lacag dollar ah Dowladda ku meel gaarka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdishu ku soo bandhigtay ...
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo Suuqii ugu waynaa ee magaalada Garoowe ayaa la burb...

Ma cadda ilaa iyo haatan in sii deynta Markabkan lagu bixiyay lacag madax furasho ah iyo in ay Kooxaha Burcad Badeedka iskood u go’aansadeen in ay Markabkaas iska sii daayaan, maadaama uu u raran yahay Ganacsato Soomaaliyeed.

Kooxaha Burcad Badeedka ayaa marka wax laga weydiiyo sababta ay Maraakiibta iyo Doomaha u qafaashaan waxay ku doodaan in ay Xeebaha Soomaaliya ka ilaalinayaan Maraakiibta sida sharci darrada ah uga kalluumeysta iyo kuwa ku shuba sunta khatarta ah.

Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer