Single Sign-On
Tweets
Oops, an error seems to have occurred. We're sorry for any inconvenience this might have caused. If the error persists, feel free to tell us about it.
Hello Me
User Videos
Latest News / Wararka Cusub
- Somalia: UN expert calls on international community to protect civilians and pursue rights violators
- Somaliland: Challenges that lie ahead for new president
- Somaliland on the road to recovery: Dutch NGO launches Web Site
- Al-Shabaab's ban on aid agencies condemned
- UN to boost presence in Somalia to further peace
- One man crime wave ordered back to Somalia
- UK blocks move to hit Somali pirates with UN sanctions
- Somalia: Fighting spreads to safer Puntland
- U.S. citizen charged with trying to aid al Qaeda to appear in court
- Helicopter from US warship disrupts pirate attack off Somalia's coast
- U.N. to return to Somalia within two months -envoy
- Pirates abandon sugar ship Syria Star seized off Horn
- Somali pirates paid $3Million USD to release Saudi Ship
Newsletter and Updates
Online Users
| Abuukar Shamo oo ku geeriyooday Muqdisho |
|
|
|
| News in Somali - Ganacsiga | |||
| Friday, 24 July 2009 16:18 | |||
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday, Abukar Shamo, oo ah milkiilaha Hoteel Shamo, ahna ganacsade aad looga yaqaan Soomaaliya. Abuukar Shamo, si kedis ah ayuu u geeriyooday isaga oo maanta gelinkii hore hawlhiisa si caadi ah u watay. Abuukar Shamo waxaa uu ahaa dadka tirada yar ee iyaga ee iyaga oo awooda inay ka tagaan dalka, haddana u adkaystay colaadaha aan dhammaadka aqoon ee magaalada Muqdisho. Weliba waxaa uu ka sameeyay Muqdisho Hoteel aad u sarreeya xilli aan magaalada ganacsigeedu sidaa u wanaagsanayn. Berigii Mareykanku ay ka dagaallamayeen Muqdisho, waxaa Hoteelkiisa ku soo degay weriyayaal aad caan uga ah Mareykanka iyo caalamkaba, oo uu ka mid yahay Dan Rather. Intii ka dambeyseyna, Hoteelkiisu waxaa uu ahaa goob ay hey'ado badan oo ajnebi ahi ay ku soo degaan marka ay Muqdisho yimaadaan. Waxaa uu ahaa nin siyaasadda aad uga gaabsada, saaxibbo badan, isla markaana saddaqo badan.Toddobaad kasta hal maalin ayuu masaakiinta wuxuu ku soo xareyn jiray meesha baabuurta la dhigto ee hoteelkiisa, markaas ayuu lacag caddaan ah ugu qeybin jiray. Waxaa uu ahaa nin cibaadeysta, aadna u kaftan iyo xifaalo jecel. Dadka ka qoslin yaqaanna aadna u qosla. Ilaahay ha u naxariisto. Source: BBC Somali News The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|
|






Warbixinta




