Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

An error occurred

Oops, an error seems to have occurred. We're sorry for any inconvenience this might have caused. If the error persists, feel free to tell us about it.

User Videos


Rating :
Views :
433
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
426
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
79
Date :
09-08-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 204 guests online | Show All
Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimihii Xoolaha PDF Print E-mail
News in Somali - Ganacsiga
Friday, 24 July 2009 16:24

Baydhaba
Baydhaba
Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid qiimaha xoolaha suuqa weyn ee magaalada. arrintan oo ay sabab u tahay xoolaleyda oo ay la soo gudboonaatay abaaro iyo biyo la aan saameyn ku yeeshay nolasha dadka iyo duunyada.

Ganacsatada Xoolaha ee suuqa Baydhabo ayaa sheegayin ay aad uga niyad jabsanyihiin hoos u dhaca muuqda ee ku yimid qiimaha la kala siito xoolaha.

Neefka geela ah ayaa haatan waxaa uu suuqyada Baydhabo ka joogaa inta u dhaxaysa 470 ilaa 500 oo Dolar, waxaa na bilo ka hor uu ahaa  780 ilaa 810 Dolar.

Abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa ku kalifay xoolo-dhaqato badan in ay suuqyada u iib keenaan xoolahooda intanay ku dhiman abaarta si ay ugu bedeshaan raashin iyo waxyaabo kale

Wararka Maanta
Barcad badeed Somaaliyeed Burcadeed baddeed Somaaliyeed ayaa xoog ku qabsaday markab weyn oo kuw...
Lacag dollar ah Dowladda ku meel gaarka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdishu ku soo bandhigtay ...
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo Suuqii ugu waynaa ee magaalada Garoowe ayaa la burb...



24-July-2009
 

Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer