Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

An error occurred

Oops, an error seems to have occurred. We're sorry for any inconvenience this might have caused. If the error persists, feel free to tell us about it.

User Videos


Rating :
Views :
433
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
426
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
79
Date :
09-08-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 216 guests online | Show All
Dib u habaynta suuqa Garowe PDF Print E-mail
News in Somali - Ganacsiga
Wednesday, 18 November 2009 13:41
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo
Suuqii ugu waynaa ee magaalada Garoowe ayaa la burburiyay ka dib markii maamulku uu u arkay in qaabka dhisme ee suuqaasi yahay mid aan hagaagsanayn isla markaasna ay ka taagan tahay nadaafad xumo iyo bilicda suuqa oo aad u liidata.

Maamulka ayaa hadda qorshaynaya in suuqa dib loo dhiso, iyadoo uu gacan ka gaysanayo barnaamijka horumarinta qaramada midoobay ee UNDP.

Ciidamo ka socda booliska ayaa suuqa lagu arkayaa iyadoo dad badana ay daawanayaan duminta dhismayaasha suuqa, dhowr goor oo aan halkaas tegay intii ay socotay hawsha suuqa lagu duminayo kuma arkin wax dhibaato ah ama muran oo halkaas ka dhacay.

Wararka Maanta
Barcad badeed Somaaliyeed Burcadeed baddeed Somaaliyeed ayaa xoog ku qabsaday markab weyn oo kuw...
Lacag dollar ah Dowladda ku meel gaarka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdishu ku soo bandhigtay ...
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo Suuqii ugu waynaa ee magaalada Garoowe ayaa la burb...

Waxaan halkaas ku arkay baabuurta iska rogayaasha ah oo si isdabajoog ah u qaadaya, qashin aad u fara badan oo isugu jira cooshadihii la burburiyay iyo qashin kale oo meesha ku ururay kaas oo ka dhashay waxyabaha ay dadku ka maarmaan ee la daadiyo oo wax walba isugu jira.

Dadkii horay ugu shaqaysan jiray suuqaas ayaa hadda si ku meel gaar ah ugu ganacsanaya meel aan ka fogayn suuqii hore, oo hareertiisa ah iyagoo gogladay dhulka waxayna rajo ka qabaan inay dib ugu laabtaan suuqa marka la hagaajiyo ka dib.

Cabdirisaaq Faarax Maxamed oo ah madaxa qorshayna iyo tirakoobka dawladda hoose oo gacanta ku haya hawsha dib loogu habaynayo suuqa wayn ee Garoowe, ayaa ka warramay ujeeddada waqtigan laga leeyahay duminta suuqa ee ay waqtigan ku tallaabsatay dawladda hoose ee Garoowe.

''Suuqani markii hore wuxuu ahaa xaruntii Inji ee dawladdii hore ee Soomaaliya markii uu burburku dhacayna dad badan ayaa isaga degay si aan qorshe lahayn.''


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer