Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

Tweets

An error occurred

Oops, an error seems to have occurred. We're sorry for any inconvenience this might have caused. If the error persists, feel free to tell us about it.

User Videos


Rating :
Views :
417
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
407
Date :
09-08-2010
Rating :
Views :
76
Date :
09-08-2010

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 181 guests online | Show All
Markab la qafaashay PDF Print E-mail
News in Somali - Ganacsiga
Monday, 30 November 2009 15:53
Barcad badeed Somaaliyeed
Barcad badeed Somaaliyeed
Burcadeed baddeed Somaaliyeed ayaa xoog ku qabsaday markab weyn oo kuwa shidaalka qaada ah.

Markabkan oo laga leeyahay dalka Griigga ayaa waxaa saliida uu ka soo qaaday dalka Sacuudi Arabia uu u siday dalka Maraykanka.

Markabkan ayaa laga qabsaday meel xeebaha Soomaaliya u jirta ilaa iyo 1000km.

Markabkan oo la yiraahdo, Maran Centaurus, ayaa waxaa uu culeykiisu dhan yahay ilaa iyo seddex boqol oo kun oo tan, waana markabkii ugu weynaa ee ebed burcad badeed Somaaliyeed ay qafaashaan.

Wararka Maanta
Barcad badeed Somaaliyeed Burcadeed baddeed Somaaliyeed ayaa xoog ku qabsaday markab weyn oo kuw...
Lacag dollar ah Dowladda ku meel gaarka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdishu ku soo bandhigtay ...
Suuqa Garoowe oo dib u habayn lagu samaynayo Suuqii ugu waynaa ee magaalada Garoowe ayaa la burb...

Barcad badeeda Soomaalida ayaa hadda waxay gacanta ku hayaan ilaa iyo kow iyo toban markab iyo in ka badan 260 bad-mareeno ajnabi ah oo maraakiibtaa ka shaqeynaya.

Afhayeen u hadlay ciidamada Badda ee Midowga Yurub ee ilaaliya Badweynta Hidiya, ayaa sheegay in markabka ay saaran yihiin shaqaale gaaraya ilaa iyo labaatan.

Ciidamadda ka hortaga burcad badeedda ayaa guulahooda waxaa qeyb ahaan xadiday howsha baaxadda weyn oo ay wadaan iyo iyadoo ay khatar tahay in ay farogalin sameeyaan marka la afduubo dadka.

Source: BBC Somali News


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer