Single Sign-On
User Videos
Hello Me
Latest News / Wararka Cusub
- Anti-pirate actions off Somalia net results
- Somali pirates bite more then they can chew: attack Dutch warship
- Warbixin Eedeymo Xambaarsan oo QM Loo Gudbiyey
- Hubka gala Soomaaliya
- Martyr video claims Toronto man 'succeeded'
- UN: No Side Strong Enough to Stabilize Somalia
- UN council wants investigation on Somalia aid diversion
- Somali Pirates Release Chemical Tanker off Somalia
- DKMG iyo Ahlu-Sunna oo heshiis qalinka ku duugay
- Sh Bashiir: Waxa uu ahaa Shirqool
- Too little too late for Somalia
- Somali gov. signs a deal with militia in hope of turning the tide
- Carson:Qeyb ka ma nihin gulufka DKMG ay qaadayso
Newsletter and Updates
Online Users
| MSF: Shacabka u tura |
|
|
|
| News in Somali - Kaalmo | |||
| Thursday, 04 February 2010 10:20 | |||
MSF ayaa sheegtay in Isbitaalkeeda Dayniile la keenay 89 ruux oo dhaawac ah shantii maalmood ee u dhexeysay 29 kii January ilaa 2-dii February.
66 ka mid ah dhaawucu waa haween iyo carruur, kuwaas oo dhaawucu gaaray 72 saac gudahood. Madaxa MSF Soomaaliya, Axelle de la Motte St. Pierre ayaa ku tilmaantay in tirada intaa le'eg ee haween iyo carruur ah oo muddadaa gaaban lagu dhaawacay ay aanay ahayn kama'. Xaaladda Muqdisho waa mid murugsan ayay tiri Axelle, dhinacyada oo dhanna wey ku eedeysan yihiin tirada badan ee dhimashada, dhaawaca iyo duqeynta aan loo aabba yeelin ee lala beegsanayo goobaha ay dadku aad u deggan yihiin waana wax aan la aqbali karin. Sannadkii 2009, Isbitaalka Dayniile waxaa la keenay 1,137 ruux oo dhaawac ah. Dadkaas ku dhowaad kala bar waxay ahaayeen haween iyo carruur ay da'doodu ka yar tahay 14 jir. MSF waxay ugu baaqday dhinacyada oo dhan oo ay ku jiraan dowladda TFG, ciidammada Afrika ee AMISOM iyo kooxaha mucaaradku in ay ku dhaqaaqaan tallaabo kasta oo lagu dhimayo waxyeellada shacabka, iyada oo la kala saarayo shacabka iyo kooxaha dagaallamaya isla markaana la fiirinayo in hubka la adeegsanyo quwaddiisa. Source: BBC News The comment section is restricted to members only. |
| related articles: |
|---|
|














