Webinsidesomalia.org

Single Sign-On


Easy Sign In
RPX

User Videos

Somalia: Life in Mogadishu
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:17-03-2010
Glenys Kinnock: The UK and Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:27
Date:17-03-2010
Somali President ´hopeful´ for Chandlers release
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:155
Date:10-03-2010

Tweets

Kenya Police Arrest 11 Suspected Somali Fishermen - Salem-News.Com: http://bit.ly/b5GjeU
Gotta love it when folks are united for not only a common cause, but also a necessary one! "Yes We Can."
China warns of more pirate attacks in Gulf of Aden: http://bit.ly/a6IFES
yea healthcare, I am so glad to be American right now I must be mad
RT @tinalouiseUK: 1 person/1 tree at a time: Gashaw Tahir Fights Deforestation, Plants 1 Million Trees In #Ethiopia http://bit.ly/a5yQIy
Senegal: Joint Global Polio Eradication Initiative aims to eliminate polio http://bit.ly/9KOpDk

Newsletter and Updates










News in English
Wararka Maanta

Online Users

0 users and 153 guests online | Show All
Xildhibaanno: Kenya waa inay raali galin bixisaa PDF Print E-mail
News in Somali - Siyaasadda
Thursday, 04 February 2010 10:22

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ayaa dalbaday mooshin lagu dalbanayo in Kenya raali galin ka bixiso qab-qabashadii Somalida ee Nairobi

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Somalia oo shir jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Kenya oo ku saabsan qab-qabashadii dhawaan ciidanka dalkaasi ay qabteen dad fara badan oo Somali ah oo ay ku jiraan xildhibaanno ka tirsan barlamaanka Somalia.

Prof. C/laahi Axmed Afrax oo ka tirsan mudanayaasha mooshinkan gudbiyay ayaa VOA-da uga warramaya qodobadda mooshinka ku qoran oo uu sheegay inay 8 qodob ka kooban yihiin.

Wararka Maanta
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey warbixin uu soo saaray Guddiga Daba-galka Xayiraad...
Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka cun...
Dowladda KMG iyo ururka Ahlu-Sunna ayaa Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis ay ku midoobayaan. Xafladd...

Prof. C/laahi, wuxuu sheegay inay sharci daro tahay raafkii dhawaan ka dhacay Nairobi oo uu sheegay in si gaar ah loo bartilmaameedsaday dadka Somalida ee degan Kenya. Prof. C/llaahi wuxuu sheegay in Kenya ay degan yihiin Soomaali badan oo qaarkood ganacsi iyo maalgashi badan ka sameeya dalkaasi.

Xildhibaankan Prof. C/laahi Afrax, wuxuu sheegay in mooshinka ay ku xuseen haddii Kenya aysan raali galin ka bixin qab-qabashadaasi in la raro oo laga wareejiyo Kenya xarumaha hay'addaha Qaramada Midoobay iyo safaaradaha Shisheeye ee Somalia qaabilsan. Mudanayaashan waxay ku dooddeen in Kenya ay faaido ka hesho xarumahaasi oo 20-kii sano ee ugu danbeeyay ka howlgalay magaalada Nairobi.

Wareysiga Xildhibaan Prof. C/laahi AxmedAfrax qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

Source: VOA News


Share this article with others:
Reddit! Del.icio.us! Facebook! StumbleUpon! TwitThis

The comment section is restricted to members only.
 


related articles:


Copyright ©2007 - 2010 insidesomalia.org - All Rights Reserved | About Us | Contact us | Disclaimer